Meydadka Masuuliyiin la dilay oo laga helay magaalada Baardheere

Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay halkaasi kooxo hubeesan ku dileen sadex nin oo katirsanaa masuuliyiinta maamulka Degmadaasi. Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa xalay guryahooda kala soo baxay sadex nin oo gudoomiyaal ka ahaa xaafado katirsan Degmada Baardheere, ragan guryahooda lagala baxay ayaana saakay meydadkooda lagu arkay … Continue reading Meydadka Masuuliyiin la dilay oo laga helay magaalada Baardheere